Tartanka Gabdhaha Shataranjiga Aduunka.

Tartanka Gabdhaha Shataranjiga Aduunka.

Waxaaa si habsamile u socdo tartanka shataranjiga aduunka ee gabdhaha.

Horey waxaa loo soo ciyaary 8 ciyaarood. Waxaana dhiman 4. Ciyaarood

Hadda waxaa 4.5 ku hogamineeysa gabadha layiraahdo.

Goryoghkina. Alesksa oo dhalatay russian.

Ju. Wenjun oo u dhalatay china ahna gabadha difcanaysa koobka aduunka awaxaau loolan adag kala kulantay dhigeeda alekse.

Waynu ka wardhownyna natiijada ugu dambeysa

F.G

Yaad isleedahay wuu ku guleysaanaaya koobka shataranjiga aduunke ee gabdhaha hoos nogu reeb fariintaada.Waxaa toos ugu firsankartaaa links